Qeexid
"Cid sasabid. ld suubasalaax."
[-xay, -xday]
suubaansalaax ay
suubaansalaax day
f.g1"Cid sasabid. ld suubasalaax."
Wadaag:
suubaan marawaxadeed m.l (jool.) Tuuridda burburka dhagxaanta ee ka dhasha webi ama farac si degdegsan u qulqulaya. Suubaan marawaxadeed wuxuu caan ku yahay gobollada oomanaha ah waayo waxa jira fatahyo webi oo ka dhasha aago ka soo dega buuraha iyo iyaga oo gura waqtiyada oomanaha; waxayna suurageliyaan samayska suuban marawaxadeed.
Wadaag:
Dhul bannaan oo ciid guduudan oo carro san ah leh oo caws ka baxo.
Nooc qorratada ka mid ah oo ku nool dhulalka cadduunka ah.
Miraha goosayga iwm oo bisil marka ay wax yar dharaan.
m.dh
Wadaag:
Wax hagaagsasho.
Wax samaysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax samay san ahaansho.
Wax wanaangsan ahaan sho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax yar oo dheeri ah oo qof wax loo cabbirayo loo raacsho si loogu raali geliyo.
ld suubbin.
m.l
Wadaag:
Magacyada Soomaalidu Nabi Maxamed (N.K.H.A.) u taqaan mid kamid ah.
m.l
Wadaag: