Qeexid

"Kul aad u badan oo qorraxeed."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suudi oo kali ah:
  • Muwaadinkaasi C/laahi Suudi Caraale ayaa kuwa indha indheeya arrimaha kooxaha Islaamiyiinta waxaa ay tilmaameen in laga yaabo in uu kasoo jeedo dalalka Djabouti mise Somalia hayeeshee uu heysto dhalsho Pakistani ah.
  • Ta kale marka aad hayb ka hadlayso ee aad Muuse Suudi Yalaxow iyo Xuseen Caydiid u gacan haadinayso miyaadan ogayn beelaha bariga Somaliland iyo majeerteen inay hayb wadaagaan oo ay iyaguna u gacan haadin karaan.