Qeexid

"Geedgaab ka mid ah dalagga lagu beero dhulalka kulul oo ubax cad iyo miro kulkulucsan oo marka ay bislaadaan dillaaca leh oo uu ka soo baxo walax cad oo dharka laga sameeyo."

Qeexid Kale

Dhogorta idaha iwm oo dharka iyo gogosha qaarkeed laga sameeyo.

Qeexid Xigta

Duf cad oo geedka suufku dhalo oo dharka laga sameeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine