Qeexid
(-oobay, -owday; -oobi) Suufi noqosho.
(-oobay, -owday; -oobi) Suufi noqosho.
Fal / verb
m.l
Qeexid: Qof aan aqoon u lahayn diinta aadna u jecel.
Qeexid Xigta: Qof fudfudud oo waxyaabaha uu samaynayo aan ka fiirsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg suufiyow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Geedgaab ka mid ah dalagga lagu beero dhulalka kulul oo ubax cad iyo miro kulkulucsan oo marka ay bislaadaan dillaaca leh oo uu ka soo baxo walax cad oo dharka laga sameeyo.
Qeexid Xigta: Duf cad oo geedka suufku dhalo oo dharka laga sameeyo.
Qeexid Kale: Dhogorta idaha iwm oo dharka iyo gogosha qaarkeed laga sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax dhici kara noqosho. ld suurtow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: suurow1 m. Awood. ld suurtow1.
m.dh
Qeexid: Suufi ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) ld suurow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld suurow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) ld sufriye.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]