Qeexid

"Hadal tix ama tiraab ah oo murti hugan."

Qeexid Kale

Naq; doog; cosob. ld soogaan.

Qeexid Xigta

Laan aqoonta ka mid ah oo la barto; adab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine