Qeexid
"eeg suugee."
"eeg suugee."
Wadaag:
Cunto wax suugo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Iidaan ka kooban, hilib, khudrad iwm oo laysku kariyey oo cuntada lagu darsado (siiba baastada).
m.dh
Wadaag:
Hadal tix ama tiraab ah oo murti hugan.
Laan aqoonta ka mid ah oo la barto; adab.
Naq; doog; cosob. ld soogaan.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab ka mid ah dalagga lagu beero dhulalka kulul oo ubax cad iyo miro kulkulucsan oo marka ay bislaadaan dillaaca leh oo uu ka soo baxo walax cad oo dharka laga sameeyo.
Duf cad oo geedka suufku dhalo oo dharka laga sameeyo.
Dhogorta idaha iwm oo dharka iyo gogosha qaarkeed laga sameeyo.
m.l
Wadaag: