Qeexid
"eeg suuji. ld suujis."
"eeg suuji. ld suujis."
Wadaag:
Burburinta beer carradeeda lagusameeyo si loo carrageddiyo.
m.dh
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Meel si joogto ah la isugu yimaad oo alaabta iyo waxyaalaha ganacsiga ah lagu kala beddesho.
m.l
Wadaag:
Burburinta beer carradeeda laburburiyo lana carrageddiyo.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab ka mid ah dalagga lagu beero dhulalka kulul oo ubax cad iyo miro kulkulucsan oo marka ay bislaadaan dillaaca leh oo uu ka soo baxo walax cad oo dharka laga sameeyo.
Duf cad oo geedka suufku dhalo oo dharka laga sameeyo.
Dhogorta idaha iwm oo dharka iyo gogosha qaarkeed laga sameeyo.
m.l
Wadaag: