Qeexid

"(-lal, m.l) Farta weyn ee sacabka ama cagta ku taal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suul oo kali ah:
  • Cumar hadalkii ayuu sii watay oo wuxuu yidhi:"Rasuulka Alle (scw) ayaa wuxuu habeyn ku fiidsanayay guriga Abuubakar (rc), waxayna ka wada xaajoonayeen danaha muslimiinta, markaas iyada ahaydna waan la joogay.
  • Dhanka kale waxaa ay Masuuliyiintu uga warbixiyeen Madaxwayne kuxigeenka Puntland Gen.