Qeexid

Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato.

Qeexid Kale

ld suuldaarid.

Qeexid Xigta

eeg qonof.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suuldaar oo kali ah:
  • Kooxda markii afraad oo xidhiidh ah laacaysa hanashada horyaalka Ingiriiska waxay gaadhay wareega kama dambaysta ah ee kooxaha horyaalada Yurub, markii ay Arbacadii 3-2 ku suuldaareen Deportivo oo Isbaanish ah.