Qeexid
"Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato."
Qeexid Kale
ld suuldaarid.
Qeexid Xigta
eeg qonof.
"Xiridda hal godlan weyday suulka laga xiro si ay u godlato."
ld suuldaarid.
eeg qonof.
Wadaag:
Cid jillaafayn.
Hal godlan weydey suulka ka xirid si ay u godlato.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Hal suuldaar lagu sameeyey ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
(-nno, m.dh) Nin dhaxaltooyo ahaan dawlad ama qolo madax ugu ah, oo aan la dooran; boqor.
m.l
Wadaag:
Xabad.
(-rar, m.l) Daloolka yar ee haruubka dhiisha ama haanta.
(-rar, m.l) Cuf yar oo la geliyo daloolka haruubka dhiisha ama haanta. 4. Hilib jiir ah oo sararta inteeda dambe ee araxda xigta saaran.
m.l
Wadaag:
(bot.) Dhirta faalasha nooc ka mid ah oo caleemo yaryar iyo laamo jilicsan leh oo geedaha ku dul faafa geeluna aad u jecelyahay.
Cayaar jaadad badan u kala baxda oo siyaalo kala duwan loo tumo; saar-lugeed, saar-mooye.
m.l
Wadaag:
Buunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhisme yar oo ay gudihiisa ku yaaliin godad lagu saxaroodo laguna kaadsho; musqul.
m.l
Wadaag:
S. ah: dhar cudbi ah oo midabyo leh oo dumarku qaato.
m.dh.kh
Wadaag:
Suulka iyo fardhexaadda gacanta oo si xoog leh laysugu dhufto si looga soo saaro shanqar iyadoo wax loogu baaqayo.
m.l
Wadaag:
Suuldhabaale samayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag: