Qeexid
"Hal geel ah suulgoranyo ah u xiran ahaansho; halgeel ah suulgoranyo ku samayn. ld suulgorayee."
[-yeeyay, -yesay]
suulgoranye eeyay
suulgoranye esay
f.mg2"Hal geel ah suulgoranyo ah u xiran ahaansho; halgeel ah suulgoranyo ku samayn. ld suulgorayee."
Wadaag:
Hab lagu ciqaabo hal geel si loo oggolaysiiyo in la maalo. ld suulgorayo.
m.dh
Wadaag:
Wax si suulgoranyo ah u xiran ahaansho. ld suulgorayaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg suulgo ranyaysan. ld suulgoranyaysnaansho, suulgorayaysnaan, suulgoraya
m.f.dh
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Hal suuldaar lagu sameeyey ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhisme yar oo ay gudihiisa ku yaaliin godad lagu saxaroodo laguna kaadsho; musqul.
m.l
Wadaag: