Qeexid

"Hab lagu ciqaabo hal geel si loo oggolaysiiyo in la maalo. ld suulgorayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag: