Qeexid
"ld suulgoranyaysan."
[-snaa, -snayd]
suulgorayaysan naa
suulgorayaysan nayd
f.mg4"ld suulgoranyaysan."
Wadaag:
Wax si suulgoranyo ah u xiran ahaansho. ld suulgorayaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
eeg suulgo ranyaysan. ld suulgoranyaysnaansho, suulgorayaysnaan, suulgoraya
m.f.dh
Wadaag:
Hab lagu ciqaabo hal geel si loo oggolaysiiyo in la maalo. ld suulgorayo.
m.dh
Wadaag:
Hal geel ah suulgoranyo ah u xiran ahaansho; halgeel ah suulgoranyo ku samayn. ld suulgorayee.
f.mg2
-yeeyay, -yesay
Wadaag:
Xarig, wax suryo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax mooro ku jira ahaansho (xoolo).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Cunto wax suugo loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la satiyeeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Hal suuldaar lagu sameeyey ahaansho.
f.mg1
Wadaag: