Qeexid
"eeg suuli."
"eeg suuli."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Dhisme yar oo ay gudihiisa ku yaaliin godad lagu saxaroodo laguna kaadsho; musqul.
m.l
Wadaag:
S. ah: dhar cudbi ah oo midabyo leh oo dumarku qaato.
m.dh.kh
Wadaag:
Wasaq badanaa isugu jirta maduul iyo dufan oo dharka iyo jirka dadku yeeshaan.
Naqa ugu horreeya ee roob soo saaro.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab ka mid ah dalagga lagu beero dhulalka kulul oo ubax cad iyo miro kulkulucsan oo marka ay bislaadaan dillaaca leh oo uu ka soo baxo walax cad oo dharka laga sameeyo.
Duf cad oo geedka suufku dhalo oo dharka laga sameeyo.
Dhogorta idaha iwm oo dharka iyo gogosha qaarkeed laga sameeyo.
m.l
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Meel si joogto ah la isugu yimaad oo alaabta iyo waxyaalaha ganacsiga ah lagu kala beddesho.
m.l
Wadaag: