Qeexid

"Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo."

Qeexid Kale

Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.

Qeexid Xigta

Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine