Qeexid
"(-uumay, -uuntay; -uumi) Wax meel yaal ka qaadid."
"(-uumay, -uuntay; -uumi) Wax meel yaal ka qaadid."
Wadaag:
Sabuul yaryar oo ka baxa beer duqowday ama roob yari ku da'ay.
m.l
Wadaag:
Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo.
Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado.
Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l/-iyaal m.l/dh) Mid ka mid ah timaha indhaha korkooda ku yaal.
m.dh
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Meel si joogto ah la isugu yimaad oo alaabta iyo waxyaalaha ganacsiga ah lagu kala beddesho.
m.l
Wadaag:
Geedgaab ka mid ah dalagga lagu beero dhulalka kulul oo ubax cad iyo miro kulkulucsan oo marka ay bislaadaan dillaaca leh oo uu ka soo baxo walax cad oo dharka laga sameeyo.
Duf cad oo geedka suufku dhalo oo dharka laga sameeyo.
Dhogorta idaha iwm oo dharka iyo gogosha qaarkeed laga sameeyo.
m.l
Wadaag:
Wasaq badanaa isugu jirta maduul iyo dufan oo dharka iyo jirka dadku yeeshaan.
Naqa ugu horreeya ee roob soo saaro.
m.dh
Wadaag:
uun3 fk. 1. Keliya. Tus. “Carruurta uun caanaha sii”. 2. Mid kastaba ha ahaadee. Tus.”Nin uun weyddii”. 3. Mid aan cayinnayn, mid aan la garanayn. Tus. “Wiil uun baa noo sheegay”.
Wadaag:
Fardo nugaaleed qurux badan, leh seyn dheer iyo bacroor dheer.
m.dh
Wadaag:
Iidaan ka kooban, hilib, khudrad iwm oo laysku kariyey oo cuntada lagu darsado (siiba baastada).
m.dh
Wadaag:
(-gayaal, m.l/dh) Suunka gadaal xakamaha ka haya oo jeegada faraska ku aaddan.
m.l
Wadaag:
Qof aan aqoon u lahayn diinta aadna u jecel.
Qof fudfudud oo waxyaabaha uu samaynayo aan ka fiirsan.
m.l
Wadaag: