Qeexid
"(-gayaal, m.l/dh) Suunka gadaal xakamaha ka haya oo jeegada faraska ku aaddan."
"(-gayaal, m.l/dh) Suunka gadaal xakamaha ka haya oo jeegada faraska ku aaddan."
Wadaag:
Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo.
Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado.
Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.
m.l
Wadaag:
Sabuul yaryar oo ka baxa beer duqowday ama roob yari ku da'ay.
m.l
Wadaag:
(-iyo, m.l/-iyaal m.l/dh) Mid ka mid ah timaha indhaha korkooda ku yaal.
m.dh
Wadaag:
Fardo nugaaleed qurux badan, leh seyn dheer iyo bacroor dheer.
m.dh
Wadaag: