Qeexid

"Muuqaal qurxoon."

Qeexid Kale

(-ro, m.l) Dhagax, qashin iwm oo badar ku dhex jira.

Qeexid Xigta

(-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaadin oo xoolaha laggu shubo.

Wadaag: