Qeexid
"Xoolo, dad iwm tiradooda si mala-awaal ah u qiyaasid."
[-iyay, -isay]
suurad yay
suurad say
f.g2"Xoolo, dad iwm tiradooda si mala-awaal ah u qiyaasid."
Wadaag:
Muuqaal ama qaab qof leeyahay.
(-do, m.l) 114 qaybood oo quraanku u qaybsamo mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan; isla wareegto.
S. ah: neef ugub ah oo lumid badan.
m.dh
Wadaag:
Isla-wareeg.
S. ah: qof socod badan oo dan la'aana samayn.
m.l
Wadaag:
/dh Geed faalala oo xooluhu daaqaan waxna lagu daaweeyo.
m.l
Wadaag:
Seexasho weyn, saq gelid; gam'id.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Muuqaal qurxoon.
(-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaadin oo xoolaha laggu shubo.
(-ro, m.l) Dhagax, qashin iwm oo badar ku dhex jira.
m.dh
Wadaag:
Buunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo.
m.l
Wadaag:
.2 Nafley muddo dheer hurdisiin.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: