Qeexid
"Fursad; awood."
Qeexid Xigta
S. ah: wax dhici kara. ld suurtaggal1.
"Fursad; awood."
S. ah: wax dhici kara. ld suurtaggal1.
Wadaag:
(-alay, -ashay; -geli) Wax rumoobi kara noqosho. ld suurtaggal2.
f.mg1
Wadaag:
Wax dhici kara ka dhigid (hawl iwm). ld suurtaggeli.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Muuqaal ama qaab qof leeyahay.
(-do, m.l) 114 qaybood oo quraanku u qaybsamo mid ka mid ah.
m.dh
Wadaag:
Xoolo, dad iwm tiradooda si mala-awaal ah u qiyaasid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan; isla wareegto.
S. ah: neef ugub ah oo lumid badan.
m.dh
Wadaag:
Isla-wareeg.
S. ah: qof socod badan oo dan la'aana samayn.
m.l
Wadaag:
Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado.
ld dabaggelid. Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta.
Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.
m.l
Wadaag:
T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe.
ld talaggelid.
m.l
Wadaag:
Seexasho weyn, saq gelid; gam'id.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Muuqaal qurxoon.
(-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaadin oo xoolaha laggu shubo.
(-ro, m.l) Dhagax, qashin iwm oo badar ku dhex jira.
m.dh
Wadaag:
Buunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo.
m.l
Wadaag: