Qeexid
Wax qaabkiisa qiyaasid.
[-reeyay, -raysay]
f.g2Wax qaabkiisa qiyaasid.
Fal / verb
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Seexasho weyn, saq gelid; gam'id.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Muuqaal qurxoon.
Qeexid Xigta: (-ro, m.l) Qabaal aan ceelka laga qaadin oo xoolaha laggu shubo.
Qeexid Kale: (-ro, m.l) Dhagax, qashin iwm oo badar ku dhex jira.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Badar biyo qashin kaga saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Buunka qiiyamo la yeersho maalinta ee uumiga la xisaabayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Qeexid: (-rtay, - ratay) Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: .2 Nafley muddo dheer hurdisiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Maryo qurux badan oo dalka Siiriya laga sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Uur u yeelid (siiba naag aan la qabin).
Qeexid Xigta: Uuro kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -geeyay, -geysay
Qeexid: Cunto suugo ku darid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg suur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Fal isjejebin iyo islaweeyni ku jirto muujin (haween).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg suuri2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Habeen socosho. ld guureggal2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-oobay, -owday; -oobi) Wax dhici kara noqosho. ld suurtow2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg suur3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: suurow1 m. Awood. ld suurtow1.
m.dh
Qeexid: Muuqaal ama qaab qof leeyahay.
Qeexid Xigta: (-do, m.l) 114 qaybood oo quraanku u qaybsamo mid ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Isla-wareeg.
Qeexid Xigta: S. ah: qof socod badan oo dan la'aana samayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Xoolo, dad iwm tiradooda si mala-awaal ah u qiyaasid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]