Qeexid

"Maryo qurux badan oo dalka Siiriya laga sameeyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suuri oo kali ah:
  • Sarkaal sare oo Maraykanka ah ayaa sheegay in howlgalka lagu dhaawacay shan ka tirsan ilaalada xuduudka Suuriya, oo seddex ka mid ahina ay hadda daaweynayaan dhaqaatiirta ciidamda Mareykanku.
  • Xaalkuna maanta wuxuu taagan yahay in Suuriya loo aaneeyo dilkii ra'iisal wasaarihii hore Rafiiq al-Xariiri, ninkaas oo hormuud ka ahaa olole siyaasadeed oo lagu doonayo in ay Suuriya ciidamadeeda Lubnaan kala baxdo.