Qeexid

ld suuraggeli.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Qogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga `suurtaggeli` oo kali ah:
  • Qormadan oo ku saabsan taariikhda Baardheere, beled iyo jameeco ahaanba, waxaan ka arkeynna in ay lehayd xukuumad iyo nidaam suurtaggeliyey in horumar la gaaro muddo dheer ka hor inta uusan imaan gumeysiga dhulkeenna.