Qeexid
"ld suusuc2."
[-cay, -cday]
suusac2 ay
suusac2 day
f.mg1"ld suusuc2."
Wadaag:
Caano suusuc noqosho. ld suusac2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro.
Bahal yar oo badarka gala oo cuna.
m.l
Wadaag:
Sabuul meseggo ul ku garaacid si iniiunuhu uga daataan.
f.g1
-mcay, -macday
Wadaag:
Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac1.
m.l.kh
Wadaag:
Caano suusac ka dhigid. ld suusaci.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Caano suusac ka dhigasho. ld suusacso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Geedgaab ka mid ah dalagga lagu beero dhulalka kulul oo ubax cad iyo miro kulkulucsan oo marka ay bislaadaan dillaaca leh oo uu ka soo baxo walax cad oo dharka laga sameeyo.
Duf cad oo geedka suufku dhalo oo dharka laga sameeyo.
Dhogorta idaha iwm oo dharka iyo gogosha qaarkeed laga sameeyo.
m.l
Wadaag:
Wasaq badanaa isugu jirta maduul iyo dufan oo dharka iyo jirka dadku yeeshaan.
Naqa ugu horreeya ee roob soo saaro.
m.dh
Wadaag: