Qeexid
"Caano suusac ka dhigid. ld suusaci."
[-iyay, -isay]
suusuc yay
suusuc say
f.g2"Caano suusac ka dhigid. ld suusaci."
Wadaag:
Caano suusuc noqosho. ld suusac2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac1.
m.l.kh
Wadaag:
Caano suusac ka dhigasho. ld suusacso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Caano wax suusucay ahaansho. ld suusacsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg suusucsan. ld suusacsanaan, suusacsanaansho, suusucsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(-sas, -m.l) Weel qiyaasi ku taal oo badarka iyo wixii la mid ah lagu beego, lagu cabbiro.
Bahal yar oo badarka gala oo cuna.
m.l
Wadaag:
Wasaq badanaa isugu jirta maduul iyo dufan oo dharka iyo jirka dadku yeeshaan.
Naqa ugu horreeya ee roob soo saaro.
m.dh
Wadaag:
Geedgaab ka mid ah dalagga lagu beero dhulalka kulul oo ubax cad iyo miro kulkulucsan oo marka ay bislaadaan dillaaca leh oo uu ka soo baxo walax cad oo dharka laga sameeyo.
Duf cad oo geedka suufku dhalo oo dharka laga sameeyo.
Dhogorta idaha iwm oo dharka iyo gogosha qaarkeed laga sameeyo.
m.l
Wadaag: