Qeexid

"Nafley miyir beelid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga suux oo kali ah:
  • Biixi taasi waxay ku noqotay dhir-baaxo culus, waxaana kor iyo kalba qooyey dhidid, buur-buuran, khajilaad darteed ayuu manja suux noqday, iyo muraaradilaac ayaa halleelay.
  • Balse waxaa uu la yaabanyahay kuwa iyagu u imaado in ay howshaasi uu qabanaya dawadan ka dibna suuxaan.