Qeexid
"Miyirbeel lala dhaco."
Qeexid Xigta
Qallal; sarco. ld suuxdimo, suuxtin.
"Miyirbeel lala dhaco."
Qallal; sarco. ld suuxdimo, suuxtin.
Wadaag:
(daaw.) Isbeddel shaqo maskaxeed oo lagu yaqaan miyir beel iyo qallal soo noqnoqda oo si kedis ah ku bilowda muddo aad u gaaban socota.
m.dh
Wadaag:
Nafley wax miyir beelay ka dhigid.
Nafley daawo dareenka ka qaadda ku durid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Daliig maqaar ama wax kale ka samaysanoo dhexda lagu xirto si uu dharka u celiyo.
Siddada alaabta qaarkeed sida dhiilaha, satiyada iwm lagu qaado.
Celiye idiin ah oo gadaal iyo horay kabaha ka haya si aysan u siiban.
m.l
Wadaag:
Nafley wax la suuxiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-qmay, -qantay; -qmi) Wax dhuuban oo caato ah noqosho.
f.mg1
Wadaag: