Qeexid
"Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid."
Qeexid Xigta
U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub2.
[-bay, -btay]
suxulduub2 ay
suxulduub2 tay
f.mg1"Iyadoo gacmuhu laaban yihiin ordid."
U s.: wax qabashadooda u ordid. ld xusulduub2.
Wadaag:
Orod gaaban oo gacmuhu laaban yihiin oo la ordo.
ld suxul-duubid.
m.l
Wadaag:
(-llo, m.dh) Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.
m.l
Wadaag:
Orod gacmuhu laaban yihiin xawli gaaban ku ordid.
f.mg1
-bay, -btay
Wadaag:
Neef si uusan u cararin boqonta xarig kaga giijin.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Bisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dhow yahay; hiraab.
m.dh
Wadaag:
S. ah: qof qaawan oo aan oogadiisa wax dhar ahi saarnayn.
m.l.kh
Wadaag: