Qeexid
"Suxuur cunid."
[-rtay, -ratay]
suxuur tay
suxuur atay
f.mg3"Suxuur cunid."
Wadaag:
Bisha soonqaad cuntada dadka soomaa cunaan marka waagu soo dhow yahay; hiraab.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Gacanta, meesha cududda iyo dhudhunku iska galaan docda dibadda xigta oo dhuuban marka gacantu laabantahay. ld xusul.
m.l
Wadaag:
Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan.
m.l
Wadaag:
(-rtay, - ratay) Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho.
f.mg3
Wadaag:
Fal isjejebin iyo islaweeyni ku jirto muujin (haween).
f.mg3
-ooday, -ootay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Wax dhici kara noqosho. ld suurtow2.
f.mg1
Wadaag:
Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m.dh
Wadaag:
S. ah: qof qaawan oo aan oogadiisa wax dhar ahi saarnayn.
m.l.kh
Wadaag: