Qeexid
Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.
Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax la huuriyey ur xun yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg suyuc2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax suyucay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg suyucsan. ld suyuc sanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Isbeddelidda wax huuray urkoodu isbeddelo. ld hunyuc1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld suyuc1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld suyucsanaan
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Caano suusuc noqosho. ld suusac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: Caano dhay ka tegey fadhina aan weli gaarin. ld suusac1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]