Qeexid
"Wax la huuriyey ur xun yeelasho."
[-cay, -cday]
suyuc2 ay
suyuc2 day
f.mg1"Wax la huuriyey ur xun yeelasho."
Wadaag:
Ur aan fiicnayn oo ka dhasha wax la huuriyey. ld suyac.
m.l
Wadaag:
Wax la huurshay urkooda isbeddelid. ld hunyuc2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Caano suusuc noqosho. ld suusac2.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag: