Qeexid

t (ta') m.dh Xarafka sagaal iyo tobnaad ee alifka soomaalida, waana shibbane.