Qeexid

"ta'wiil1 m.l 1. Fasirashada uu qofi fasirta wax, isagoo ku saleynaya xaqiiq jirta. 2. ld ta'wiilid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ta oo kali ah:
  • Cabdi qays baa laga haya; “Xeebtaa Jabuutee, Soomaali laga xaday, haddii aan, xaggaa tegay, maxaa laygu soo xidhey.”
  • Waxay ahayd xilli ay wufuuddii ka kala imaanayay jihooyinkii kala duwanaa, si ay u doortaan Cumar Binu Khadaab, iyagoo ballan kula galaya inay siiyaan maqal iyo aqbalitaan waqti kasta oo lagu jiro.