Qeexid

"taa'ib1 m.l.kh Qof toobad la yimid oo wixii hore ka soo noqday."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taa oo kali ah:
  • Ciidamada ayaa ah ku siqay gudaha suuqa, waxayna ku sugan yihiin wadooyinka gudaha Suuqa, halkaasoo ay baaritaano ka wadaan.
  • MV Leila Star, waxa markii hore xayiraad saartay Maxkamadda gobolka Saaxil, ka dib markii ay dacwad ku oogtay Shirkadda Oomaar oo sheegatay in alaab ay lahayd ku gubatay Markab ay kan mataano yihiin oo bishii August ku gubtay dekedda Berbera.