Qeexid
"(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas1"
"(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas1"
Wadaag:
kuwa, w Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax ama cid hadlaha u dhow sooci karaa barar adke ah iyo mid tulux ah. Taabashada waxa kale oo loo isticmaalaa in lagu ogaado jiritaanka ilmo uurka ku jira. ld taabad lagu tilmaansado. Tus. “Ta timid waa Caasho”. ld tan1
mu.ti.dh
Wadaag:
(kuwaaga, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qof-ka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Taada ayaa qurux badan”.
mu.lh.dh
Wadaag:
(-jaj, m.l) Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro.
m.l
Wadaag:
Cudur sababa adkaanta addimaha.
ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.
f.g1
Wadaag:
(kuwayaga, w) Maga cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Taayada lama taaban ka-ro”.
mu.lh.dh
Wadaag:
Wax xoog ku qabasho.
Wax fur ku adkayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid.
Arrin iwm in yar ka sheegid.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax meel joojin.
Wax kor u qaadid.
Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: