Qeexid
"ld taas2."
"ld taas2."
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “buugaagtaada ayaan ka dhax helay warqaddan”. ld taa3.
dk.lh.dh
Wadaag:
Qodob magaca dhaddig dib looga qodbo si looga dhigo wax cayiman. Xarafka “t” ee qodobkan wuxuu isu beddelaa “d” markuu raaco magacyada lab oo ku dhammaada d,c,x, h, y, iyo (') hamsa. Markii la raaciyana magac ku dhammaada xarafka “l” labadaa xaraf waxay isu beddelaan “sh”. Tus. “ul+ta-> usha, bad+ta> badda”.
q.dh
Wadaag:
(-jaj, m.l) Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro.
m.l
Wadaag:
(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas1
mu.ti.dh
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.
f.g1
Wadaag:
Cudur sababa adkaanta addimaha.
ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.
m.l
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Buugaagtayadu way ka duwanyihiin kuwiinna”. ld tayo2.
dk.lh.dh
Wadaag:
Wax xoog ku qabasho.
Wax fur ku adkayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid.
Arrin iwm in yar ka sheegid.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Cod tabar yar oo aan kala soocnayn oo qofka buka ka soo baxa.
m.l
Wadaag: