Qeexid

"ld taabicid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taabac oo kali ah:
  • Duqeymahan ayaa yimid kadib markii xoogag taabacsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen xarun ay ciidamada AMISOM ka sameysteen deegaanka Xoosh ee Madiina, iyadoo dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa dhamaatrnood ahaayeen rayid.
  • Afhayeenka Maxaakiimta Islaamka ee Dowlada KMG Soomaaliya taabacsan C/risaaq Qeyloow ayaa qirtay in Dagaaladii Cuslaam ee Muqdisho ka dhacay shalay iyo doraad Dowlada looga qabsaday fariisimo dhowr ah oo ay horey ugu sugnaayeen.