Qeexid

"eeg taabo. ld taabad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taabasho oo kali ah:
  • Na looma sheegin sababihii aannu ku hadhnay, dhaar iyo dhafoortaabashooyin la hal maala iwm.” ayaa ka soo hadhay qolooyinkaas hadhay intooda badan!
  • Ka-gudubka marxalad taariikheed ay bulshadu uga gudubto tu kale, si muqaal iyo taabasho leh ayuu u dooriyaa dhaqankooda.