Qeexid
ld taabbaggelid.
ld taabbaggelid.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Wax meel maray ama hirgalay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Wax meel marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld taabbaggudid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax, wax meel mar ah, ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel marin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg taabbaggudi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld taabbaggud1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg taabbaggeli.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld taabbaggal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Waddada geelu ku arooro.
Qeexid Xigta: ld dhabbaggelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) U dh.: arrin u kuur gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-alay, -ashay; -geli) Ku t.: wax qorshaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: T. ah: qof talo bixin kara; ujedda; qorshe.
Qeexid Xigta: ld talaggelid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Qaangaarid.
Qeexid Xigta: Wax, wax ku ool ah noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wadiiqo yar oo isku xirta laba qoys oo deris ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Cid, cid kaloo ka horreeysa gadashooda istaagid ama socosho.
Qeexid Xigta: Wax qarsoon, baaritaan qotodheer leh ku samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg taabbaqaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Baaris qoto dheer oo lagu sameeyo wax qarsoon oo la doonayo in la hubsado.
Qeexid Xigta: ld dabaggelid. Cidaan qaabilsan baaridda arrin la tuhunsanyahay in ay dhacday ama dhici doonta.
Qeexid Kale: Ciidanka nabadsugidda qayb ka mid ah oo qabilsan la socoshada arrimaha dibloomaaysiyiinta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax xoog ku qabasho.
Qeexid Xigta: Wax fur ku adkayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo yeelo si markay buuxaan loogu qaado.
Qeexid Xigta: Agagaarka guriga.
Qeexid Kale: Ubaxa ka soo baxa geedka digirta inta uusan miro yeelan. 4. ld taabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]