Qeexid

"Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid."

Qeexid Xigta

Arrin iwm in yar ka sheegid.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taabo oo kali ah:
  • Waxaana la isla afgartay in la is ticaamlo istiraatiijiyad cusub oo lagu mideeyo qurba joogta ka soo jeeda gobolka si loo taabo galiyo wadajirka iyo wax wada qabsiga hormarka bulshada ee ku dhaqan deegaankaasi.
  • Sameynta kooxaha noocaanihi waxaa ay aad u taabo galeen shantii sano ee ugu danbeysay.