Qeexid
"(muus.) Magaca la siiyo durbaannada (nasar) loo adeegsado ciyaar-ta nuumbiga."
"(muus.) Magaca la siiyo durbaannada (nasar) loo adeegsado ciyaar-ta nuumbiga."
Wadaag:
Xargo isweydaarsan oo gadawga wadaanta iyo dhiilaha loo yeelo si markay buuxaan loogu qaado.
Agagaarka guriga.
Ubaxa ka soo baxa geedka digirta inta uusan miro yeelan. 4. ld taabid.
m.l
Wadaag:
Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid.
Arrin iwm in yar ka sheegid.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax xoog ku qabasho.
Wax fur ku adkayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Cid kaalmo siin. ld taakulee.
f.g1
-ulay, -ushay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Dalagga firiga xubinta iniinaha badarku ku yaallaan.
m.l
Wadaag: