Qeexid
"Dumar ama xoolaha kale oo umula iyagoo weli nuujinaya."
"Dumar ama xoolaha kale oo umula iyagoo weli nuujinaya."
Wadaag:
Dumar ama xoolaha kale iyagoo weli nuujinaya umulid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro.
Silig wax lagu oodo.
(muus.) Daf afar geesle ah.
m.l
Wadaag:
Bowd si aad ah ood loogu adkeeyay.
Jibaax; jiiris.
ld taraarid.
m.l
Wadaag:
(dii.) Neef xoolo ah oo Ilaah dartii loo qalo. ld tadcaar1, tamcaar1.
m.dh
Wadaag:
Mid ka mid ah godadka dayaxa oo u dhexeeya neefmadoobaha iyo majinta oo la rumaysanyahay qofka dhasha inuu yeesho taran badan.
ld tarid.
m.l
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “buugaagtaada ayaan ka dhax helay warqaddan”. ld taa3.
dk.lh.dh
Wadaag:
(kuwaaga, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qof-ka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Taada ayaa qurux badan”.
mu.lh.dh
Wadaag: