Qeexid
"Dumar ama xoolaha kale iyagoo weli nuujinaya umulid."
[-ray, -rtay]
taadhisaar2 ay
taadhisaar2 tay
f.mg1"Dumar ama xoolaha kale iyagoo weli nuujinaya umulid."
Wadaag:
Dumar ama xoolaha kale oo umula iyagoo weli nuujinaya.
m.l
Wadaag:
Rati raran oo taagan wax saarid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax si xoog ah meel u jiirid; u jibaaxid, u dardarid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Summad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo geela lagu dhigo.
m.dh
Wadaag:
(dii.) Ku t.: neef duco darteed u qalid. ld tadcaar2, tamcaar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dibkabe lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qofka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “buugaagtaada ayaan ka dhax helay warqaddan”. ld taa3.
dk.lh.dh
Wadaag:
(kuwaaga, w) Magacuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax adigu (qof-ka labaad ee kelida ah ee lahadlaha ah) aad leedahay. Tus. “Taada ayaa qurux badan”.
mu.lh.dh
Wadaag: