Qeexid
"(-dyo, m.dh) (juqr.) Laab-ka kor u kacsan ee buuraha laalaabka, oo ilaa dhawr kiilomitir kala baxsan."
"(-dyo, m.dh) (juqr.) Laab-ka kor u kacsan ee buuraha laalaabka, oo ilaa dhawr kiilomitir kala baxsan."
Wadaag:
(-byo ..., m.dh) (c.fal.) Xarriiq la mala awaalay oo isku xira cidhifka woqooyi iyo kan koonfureed, marana bartamaha dunida oo dhulku isku rogo hal mar afar iyo labaatankii saacadood. Dh.
m.l
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (jool.) Biyaha ku jira shirqadaha iyo jeexjeexyada yaryar ee dabaqadda carrada, kuwaas oo gala marka
m.l
Wadaag:
(-bab ..., m.l) (jool.) Erey mararka qaarkood lagu isticmaalo in lagu muujiyo qaabka dhulka.
m.l
Wadaag:
(juqr.) Sayniska cabbiraadda qaabka iyo xajmiga dhulka oo ay ku jiraan miisaankiisa, cufnaantiisa iwm, iyo isla markaas sahaminta qaybaha waaweyn ee dhulka dushiisa ah si loo garawsado xoodnaanta dhulka.
m.l
Wadaag:
Cudur sababa adkaanta addimaha.
ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.
m.l
Wadaag:
(jool.) Kulka ka immaanaya dhulka gudihiisa, in heerkulkiisu sarreeyana waxaa muujiya magmada ka timaada dhulka gudihiisa.
m.l
Wadaag:
Si gaar ah hilib u hogeyn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Wax meel joojin.
Wax kor u qaadid.
Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax la togay ahaansho.
Wax ama qof aan socon ahansho.
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
Tabar yeelasho.
Qun yar socosho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof wax tarid ama kaalmayn. ld teegaar.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rayaal, m.l/dh) Qof wax ayida ama taageera; ayidsane. ld teegaare.
m.l
Wadaag: