Qeexid

"(-rayaal, m.l/dh) Qof wax ayida ama taageera; ayidsane. ld teegaare."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taageere oo kali ah:
  • Cosobow: Sheekadaada waxay u eg tahay Afawerki wuxuu ku taageereyaa Xasan Daahir iyo qoladiisa in Kitaabka lagu dhaqmo, miyaanan ogeyn in Afawerki yahay nin aan heysan Diinta Islaamka.
  • Dadkii xafladda ka soo qeybgalay aad ayey ugu riyaaqeen hadaladii Abdifataax, Sacab ayeyna ku taageereen.