Qeexid

"eeg taag2."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taagid oo kali ah:
  • Wasiirku, wuxuu iska fogeeyay eedaha ka imanaya ururada Saxaafadda oo si weyn iyagu u canbaareeyay xadhiga agaasimaha, isagoo sheegay in maamulka Puntland ay ka go’an tahay isbar-bar taagidda xorriyadda fikirka hadalka.
  • Waa magac u yaal lagu beer dulucsado reerka meesha u badan si looga siijeediyo isu soo taagidda madaxweynenimada.