Qeexid

"(-ooyin, m.l) Dhul yara sarreeya. ld taag (2)."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga taago oo kali ah:
  • Mas'uulkaan ayaa sheegay in xiligaan Soomaaliya dhibaatada ka taagan darteed uu go'aansaday in uu dalkiisa kusoo laabto,islamarkaana u istaago wax kaqabashada dhibaatada ka taagan Soomalaiya intii karaankiisa ah.
  • Sidaa awgeed. howsha baaxada wayn ee Marwo Caasho Geelle u haysto ummada Soomaaliyeed waxaan oran karaa waa talaabo ku dayasho mudan, talaabo in la geesinimo geliyo laguna garab istaago mudan.