Qeexid
"Cod tabar yar oo aan kala soocnayn oo qofka buka ka soo baxa."
"Cod tabar yar oo aan kala soocnayn oo qofka buka ka soo baxa."
Wadaag:
(kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas1
mu.ti.dh
Wadaag:
Cudur sababa adkaanta addimaha.
ld taago. Meel dhulkeedu sarreeyo; buur; kood.
m.l
Wadaag:
(-jaj, m.l) Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.
f.g1
Wadaag:
Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade.
ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.
m.l
Wadaag:
Jir, derbi iwm aayar gacan u saarid.
Arrin iwm in yar ka sheegid.
f.g3
-btay, -batay
Wadaag:
Wax xoog ku qabasho.
Wax fur ku adkayn.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Wax meel joojin.
Wax kor u qaadid.
Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag: