Qeexid
"(-llo, m.dh) (c.fal.) If ku wareegsan qorraxda oo laga arki karo girgirka madow ee dayaxa marka uu dhaco dayax madoobaad buuxa."
"(-llo, m.dh) (c.fal.) If ku wareegsan qorraxda oo laga arki karo girgirka madow ee dayaxa marka uu dhaco dayax madoobaad buuxa."
Wadaag:
(-jaj, m.l) Qalab qaab koofiyadeed leh oo dahab, lacag iwm ka samaysan oo boqorrada madaxa loo suro.
m.l
Wadaag:
(-ldaan, m.dh) Degaan leh guryo badan, dukaamo, dugsiyo, isbitaallo, waddooyin dhaadheer iwm; magaalo.
m.l
Wadaag:
Wax belo ku ridid. belel1 m.l ld belbelid.
f.g2
-leeyay, -leysay
Wadaag: