Qeexid
Wax taako ku cabbirid.
Qeexid Xigta
Wax taako u dhigid. ld taaki.
[-keeyay, -keysay]
f.g2Wax taako ku cabbirid.
Wax taako u dhigid. ld taaki.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: eeg taakee. ld taakin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld taakul.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld taakee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax qof waqti ka lumiya ama seejiya faa'ido; luggooyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Cabbiraadda suulka gacanta iyo fardhexaadda oo fidsan u dhexeysa.
Qeexid Xigta: Wax, wax kale lagu hakiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: ld taakeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Laako dhalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ulay, -ushay
Qeexid: Cid kaalmo siin. ld taakulee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.ti.dh
Qeexid: (kuwaas, w) Magacuyaal tilmaame oo dhaddig, oo wax qofka hadlaya ka fog oo farta la isugu fiiqayo lagu tilmaansado. Tu. “taa soo socota waa Hodan”. ld taas1
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
ti (tilmaame) - tilmaame (demonstrative) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: taa'ibid m.f.dh eeg taa'ib.
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: taa'ib2 f.mg1 Cid towbakeenid.
Qeexid: taa'ib1 m.l.kh Qof toobad la yimid oo wixii hore ka soo noqday.
dk.lh.dh
Qeexid: ld taada2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
lh (laahansho) - laahansho (possessive) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
dk.ti.dh
Qeexid: ld taas2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
ti (tilmaame) - tilmaame (demonstrative) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Jaad diir diirta ka mid ah oo la moodo markay soconayso inay wax taakinayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld taakulid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Wax isku kor tubid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax meel joojin.
Qeexid Xigta: Wax kor u qaadid.
Qeexid Kale: Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Xoog; itaal.
Qeexid Xigta: Karti; maaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Wax xoog ku qabasho.
Qeexid Xigta: Wax fur ku adkayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]